Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu xusayo maalinta caalamiga ah ee umulisanimada adduunka oo ku beegan 5ta bisha May ayaa maanta oo kale loga dabaal dagaaa dunida
Dhibatoyin badan ayey hooyoyinka Soomaaliyeed kala kulamaan marka ay ku jiraan xilliga dhalamada ,waxana u sii dheer in ay qaarkood badan helin dareeyl Caafimaad
Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.