Warbixin:-Maalinta Muhaajiriinta Aduunka

0
272
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-18kii Diisambar 1990-kii, Golaha Guud wuxuu ansixiyay qaraar ku saabsan heshiiska caalamiga ah ee ilaalinta xuquuqda dhammaan shaqaalaha muhaajiriinta ah iyo xubnaha qoyskooda.
Sannad kasta Diisambar 18, Qaramada Midoobay, iyada oo u sii marinaysa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka Adduunka (IOM), waxay isticmaashaa Maalinta Muhaajiriinta Caalamiga ah si ay u muujiso tabarucaadka ay bixiyeen ku dhawaad 272 milyan oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan in ka badan 41 milyan oo qof oo gudaha ku barakacay, iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here