Warbixin: Maalinta Caalamiga ah ee Duurjoogta 3da Maarso oo maanta dunida laga xusayo.

0
128

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadkasta Maanta oo kale 3da Maarso waxaa caalamka laga xusaa maalinta caalamiga ah ee Duurjoogta. Xuska ayaa sanadkan kusoo aadaya iyadoo Bulshada Soomaaliyeed loogu baaqay inay joojiyaan dabar-goynta nuucyada Duurjoogta ee dalka.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here