Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo lagu guda jiro dhamaadka bisha baraaysan ee Rabadaan dadkuna ay si wayn ugu diyaar garoobayaan Munaasabada ciidul fidriga ayaa Suuqyada Waa wayn ee Magaalada Kismaayo waxaa ka jira Mashquul aad u xoogan .
Intada badan dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo ayaa xiliga habeenkii u soo dukaamaysi taga suuqyada kala duwan ee Magaalada ayagoona iibsanaya dharkii ay ku ciidi lahaayeen
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.