Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Magaalada Kismaayo ayaa mudooyinkii danbe laga dareemayay sara u kac ballaaran oo dhanka qiimaha raashinka ah kaas oo uu sababay caabuqa caronavirus oo saameeyay dunida inteeda badan sida ay sheegeen ganacsatadu.
Is badal waayn uu ku yimid qiimaha miciishada qutul duruuriga ah sida sonkorta,bariiska, Saliida iyo waxyaabaha la midka ah ayaa saamaayn ku yeeshay bulshada Magaalada Kismaayo .
Xamdi Maxamed Yaassiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.