Warbixin:-Haweenka ka shaqeeya Dhismayaasha Kismaayo

0
284

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka ayaa ah kuwo duruufo adag ku shaqeeya kuwaas oo aan lamid aheyn raga ka shaqeeya dhismaha madaama iyagu ay yihiin hooyooyin ayaa haddana waxay noloshu ku qasabtaa iney ay nolol maalmeedka usoo dhiciyaan caruurtooda iyo qoysaskooda.

Waxaa jiro haween badan oo heysta caruur agoomo kuwaas ka suga nolol maalmeedka ah iyo kuwo dhaqaale xumo heysato u aado dhismaha si ay dabka ugu shidaan qoysaskooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here