Warbixin:-Dhalinyarada ka shaqaysa Jasiiradaha Gobalka Jubbada Hoose

0
330

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaalad shaqo la`aan ayaa soo wajahday kadib Dhalinyarada ku shaqeysta doonyaha isaga kala goosho jaziiiaradaha ku yaalo gobalka Jubbada hoose kadib markii sida la sheegay ay dabeylo xoogan ka kaceen xeebaha gobalka jubbada hoose gaar ahaan Jaziiradaha Madhabo, kudhaa, juulo, iyo buurgaabo kuwaas oo dhamaantood katirsan gobalka Jubbada hoose.

Saameyn dhanka nolosha ah aya asoo wajahday dadkii halkaasi ka shaqeysan jirey iyadoo hadda uu hakad ku yimid isusocodkii jaziiradaha ay ku kala gooshi jireen maadaama ay shaqo abuur ay u eheyd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here