Wararkii ugu dambeeyay ee Covid-19

0
336

Tirada dhimashada ee cudurka  Corona Virus  ayaa ku dhawaatay 154,000 adduunka oo dhan, sida laga soo xigtay jaamacada Johns Hopkins.

Wakaaladda wararka ee Reuters ay soo werisay in tirada guud ee cudurrada Mareykanka uu ku dhacay ay gaartay 700,000,.

Waxaa sidoo kale Tirada dhimashada Mareykanka ayaa gaareysa 37,000.

Muftiga weyn ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in salaadda taraawiixda dadka ay ku tukan doonaan guryahooda.

Spain tiradda guud ayaa gaartay 190,839, dhimashadda ayaa ah 20,002, halka tiradda ka bogsatay ay gaartay 74,797.

Shiinaha ayaa soo sheegay 27 kiis oo cusub oo coronavirus ah sidoo kale loo yaqaan COVID-19.

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in dhammaan ay ka yimaadeen gobolka waqooyi-bari ee xadka la leh Ruushka.

Tiradda guud ee Caalamka oo dhan ayaa gaartay 2,251,768
Tiradda dhimashadu waa 154,000

Tiradda ka bogsatay waa 574,383

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here