war-murtiyeed laga soo saaray Shirkii ka socoday magaalada Kismaayo

0
101
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaaayo oo ka socoday  shirka 2-aad ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumaysiga oo uu ka soo qeybgalay  qeybgalay madaxweynaha dowlada goboleedka jubbaland, wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah DFS ,wasiirada wasaradaha Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga dowlada goboleyda Dalka iyo gobolka Banaadir.
shirka oo ku sabsanaa  xooginta  golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumaysiga dalka wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga dowlada goboleedka Jubbaland Axmed Said Omar ayaa warbahinta ugu warbixiyay war-murteeydka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here