Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu Gagbabayay shirka sedexaaad ee goolaha Mamuulka iyo hormarinta kalumesyiga Soomaaliy kaas oo kor lagu qaadayay sidii loga faiideesan lahaa kheyraadka Bada Somaalia
Â
Kulanka Shirka ayaa waxaa uu socoday labo maalin waxaan ka qeyb ahaa wasaraddaha kallumesiga dowlada goboleeydyada Dalka iyo masuuliin ka socoda wasaradda kalluumeysiga XFS.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.