Waqtiga uu qaadanayo dhismaha mashruuca Kanaalka Buulo-bartire oo la shaaciyay

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Ilite oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay qaadashada qandaraaska dhismaha kanaalka deegaanka Buulo-bartile kaas oo lagu soo qaadayo biyo macaan oo laga soo jiidayo Wabiga Jubba.

Kanaalka deegaanka Buulo-bartire oo la dhagax dhigay lana rajaynayo in dhismihiisu uu dhawaan bilowdo ayaa biyaha lagu soo gaarsiinaya deegaanada Luglow, Buulo-bartile iyo Xaaji wayne oo dhamaantood dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here