Wajiga Labaad ee Mashruuca Dhismaha Wadooyinka Magaalada Kismaayo oo la Daah furay.

0
279

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa daah furay wajiga labaad ee qorshaha lagu dhisayo wadooyinka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Maamulka Degmada iyo ganacsatada Magaalada oo yeeshay shir looga arinsanayay dhimaha wadooyinka ayaa shacabka farayn iney u diyaar garoobaan diyaarinta wadooyin xaafadaha ku dhexyaala kuwaas oo u baahan in si sax ah looga wareejiyo guryaha ku dhexyaala wadooyinka.

Hamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here