Wajiga 1-aad ee Tartanka Qur’aanka Kariimka oo ka bilowday Magaalada Kismaayo

0
371
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa magaalada Kismaayo kabilowday wajigii labaad ee tar-tarnka Qur’aanka Kariinka kaas oo ay u soo gudbeen 52 arday oo kala socda 21 Madaraso oo ka mid ah madarasooyinka ku yaala Magaalada.
Wajigii 1-aad ee tar-tanka oo socday ย mudo labo maalmood ah ayaa waxaa ka qayb galay 153 arday ayadoo ay ka soo gudbeen 52 oo kaliya ardayda gaalimaha ย hore ka gala Tartanka Qu,aanka Kariimka ayaa la siin doonaa abaalmarino.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here