Wajiga 1-aad ee dhismaha wadada hormarta  Xabsiga Dhexe ee Kismaao oo lasoo gaba-gabeeyay

0
351
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadada  laamiga ah ee hormarta xabsiga dhexe ee Magaalada Kismaayo oo ay maarmihii la soon dhaafay ka socdeen howlo shaqo  oo dib loogu dayac tirayo ayaa maanta waxaa  la soo gabagabeeyay wajigii 1aad ee dhimaha wadadaasi waxaana  xariga ka jaray  Gudoomiyaha  Degmada Kismaayo .
Dhismaha wadadaan holbowlaha ah ayaa waxaa uu ku yimid isku tashi bulsho waxaana dadka dhismaha jidkaan ka qayb qaatay ka mid ah gadiid layda oo ah dadka ugu badan ee dhibka ku qabay isticmaalka wadaan oo bur bur xoogan ka jiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here