Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda oo Gaaray Magaalada Jowhar

0
22
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, qeybna ka yihiin madax ka tirsan hay’adda ayaa maanta gaaray xarunta maamulka Hirshabeelle ee Jowhar.
Ujeedka wafdiga ayaa ah u kuur-galidda xaaladda qasaraha ka dhashay dabkii xogganaa ee suuqa ugu weyn magaalada Jowhar ee hantiwadaag, kaas oo sababay in dabkaas ku baa ba’aan 500 oo goobo Ganacsi ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here