Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano, ayaa maanta soo gaaray magaalada Xuddur, xarunta gobolka Bakool.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.