Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo kusii jeedda Jordan.

0
295

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dowlada  Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka Ambabaxay Gegida Diyaaradaha Aadan Cabdulle International Airport ee Magaalada Muqdisho. Wafdiga Gudoomiyaha ayaa kusii jeedda dalka Jordan.

Waxaa uu Dalka Jordan uga qeyb geli doona shirka 30-aad ee deg deg ah Midowga Baarlamaanadda Carabta kaasoo loga hadli doono heshiiskii qarniga ee uu dhowaan ansixiyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here