Wafdi uu hogaminaya Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo gaaray Garowe

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedk Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa wuxuu Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir uu kusoo dhoweeyey madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, waxaa ayna sheegayaan wararka ka imanaya dhinaacaas ee magaalada Garowe in madaxweyne ku xigeenka Galmudug uu ka qeybqadanaya sidii qeyb weyn uga qadan lahaa xallinta khifaadaka ka jira dowlada Goboleedka Buntaland iyo dowlada federaalka Soomaaliya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here