Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Ganacsiga XFS oo soo gaaray Magaalada Kismaayo

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose Waxa Manta so gaaray Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ey Qeeb Wasiirada Wasaaraddaha Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Goboleedyada Dalka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here