Wafdi ka socday Wasaradda Caafimaadka Jubbaland Oo Kormeeray Goobaha Hooyada iyo Dhallaanka ee Degmooyin Katirsan Jubbaland

0
350

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xubno Katirsan Wasarada caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland Gaar Ahaa Waxda Nafaqeyta Ee Wasarad Ayaa Dhawaan Safaro Kutagay Degmoyin Katirsan Gobolka Gedo Waxana Ay Ukuur Galayeen Xalada Nafada Degaanka

Xubno Uu Hogaminaayo Agasimaha Waaxda Nafaqada Ee Wasarada Cafimaadka Cabdiqadar maxamed cali Ayaa Tagay Magalaada Dhooblay Waxuna Tawabar Maalmo Socday Uu Ufuray Dhalinyarada Kashaqeyso waaxda Nafaqada Ee Wasarada Cafimaadka Sido kale Agasimaha Iyo Xubnihii Kale Ee Tagay Degmoyin Katirsan Gobolka Gedo Ayaa Kormeray Xarumaha Hoyada Iyo Dhalaanka

Agasimaha Waaxda Nafaqada Ee Wasarada Cafimaadka Cabdiqadar maxamed cali Ayaa Idacad Waamo ooga Warbixyay Kormeradaas isagoo  Shegay in Xalaada Nafaqo Daro Ee Deganada Dowlad Gobolledka Jubbaland Ay Tahay Mid Kasareyso Heerkii Hore.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here