Wafdi ka socday Qarammada Midoobe oo magaalada Dhuusamareeb

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdigan kasocday Qarammada Midoobe ayna hogaminayay Wakiilka Xoghayah Qarammada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Lainga taas oo ku jirta maalmaheedii ugu danbeeyay ee shaqada diblumasiyadeed ee ay ka heyso Soomaaliya maadaama ay so gabagabeen rabta shaqada diblumasiyadeed ee ay ka heyso somaliya ayaa gaaray magalada dhuusamareeb ee casimada galmudug waxana wafdigan xarunta madax toyada kuso dhoweyay Madaxweynaha Galmudug madaxweyne ku xigeenka iyo qaar kamida golaha Wasiirada Galmudug.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here