Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay Wehliyaan Wasiiro, La-Taliyaal iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga ayaa Aqalka Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay uqaabilsan Arimaha Biniadanimada iyo Xiriirka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.