Wafdi ka socda Hay’adda WHO oo lagu soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Caafimadka Jubbaland

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasarada caafimaadka iyo daryeelka bulshad Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay isla markaana kulan kula qaatay  wafti ka socday hay’ada cafimaadka aduunka ee WHO.

wafdiga oo ay hogaaminaysay Hawenayda madaxda ka ah xafiiska Hay’adda ee Soomaaliya ayaa waxaa kulanka la qaatay wasiirka Wasaaradda Caafimaadka agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here