Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo soo gaaray Kismaayo

0
77

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa soo gaaray magalada kismaayo ee Xarunta KMG ee Dowladda Goboleedka Jubbaland.

Guddoomiyaha ayaa waxaa safarka ku weheliyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Bjfs, waxaana Garoonka Diyaaradaha Sayid Cabdulle Xasan ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha barlamaanka jubbaland wasiiro katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here