Wafdi ka socda Dowlad Goboleedka Puntiland oo Booqday Beeraha laag

0
412

Boosaaso(Idaacadda Waamo)Wefdi ka tirsan Puntland oo uu hogaaminayo Wasiirka Degaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gamadiid oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka wasaaradda Sucaad Saalax Nuur iyo mas’uuliyiin kale ayaa kormeer shaqo ku tegay Degaanka Beeraha iyo dalxiiska caanka ku ah ee Laag oo ka tirsan degmada Boosaaso.

Waftigaas oo la socdeen saraakiil ka tirsan xafiiska latalinta madaxweynaha Puntland iyo iskaashatada Beeralayda ayaa waxay u kuurgaleen xaalada Beeralayda degaanka Laag oo kamid ah degaanada lagu yaqaaano waxsoosaarka iyo tabaca beeraha waxaana ay la kulmeen bulshada magaalada Laag kuwaas oo uga waramay xaaladda beeraha Laag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here