Wafdi ka socda DFS oo soo gaaray Kismaayo

0
90

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Kalumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS Mudane Axmad Xasan Aadan iyo wafdi uu hogaaminyay ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose.

Wafdiga waxaa qeyb ka ahaa Wasiiradda Wasaaradda Kalumaysiga dowlad goboleedyada dalka iyo madax ka soocotay  Gobalka Banaadir, garoonka waxaa wafdiga kusoo dhaweeyey Wasiirka Wasaaradda Kalumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga dowlad Goboleedka Jubbaland iyo xubno ka tirsan Gollaha Wasiiradda Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here