Wafdi ka socda DFS oo lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi Balaaran oo Kasocday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirada Cadaaladda Dowlad Goboleedyada Galmudug Hirshabelle Konfur galbeed SSC Khaatumo ayaa Waxaa Magaalada Kismaayo ku so Dhaweeyay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo xubno kale Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland Bishaar Aadan Geedi oo so Dhoween kadib Warbahinta lahadlay ayaa sheegay inu ku faraxsan yahay imatinka wafdigaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here