Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa dib u furay waddooyin xirnaa oo dhaxmara xaafada garsoor ee galbeedka magaalada taasi oo aay marritaakeeda caqabad ku ahaa gaadiidka iyo dadweuynaha
Wadooyinkan ay doowlada hoose furtay ayaa muhiim u ahaa isusocodka gaadiidka iyo Dadweynaha.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.