Wado muhiim ah oo laga dhagax dhigay degmada Kaxda

0
75

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir Cabdullahi Shiikh Cabdiraxmaan ayaa dhagax dhigay dhismaha wada Jaay ah oo laga hirgelinaayo Xaafada Arbacow ee degmada Kaxda.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa Gudoomiyaha Kaxda waxaa ku wehlinaayey xubno ka tirsan maamulka Degmada iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool Xaafadda Arbacow ee Degmada Kaxda oo laga dhagax dhigaayey Waddada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here