Wado gaadiidley Kismaayo dhib ku qabaan maristeeda oo dayactir lagu sameynaayo

0
138
Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wado bacaad ah oo isku xirta koontaroolka sacmooja ee magaalada Kismaayo iyo deegaanada dhanka waqooyi ka xiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa maristeeda dhibaato badan kala kulma gaadiidleyda istimaala wadadaasi.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here