Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha dagmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdulahi Maxamed (Farawayne) oo ay weheliyaan Masuuliyiin kala duwan ayaa xariga ka jaray dhismaha Wadado muhiim ah oo dhex marta xaafada Farjano gaar ahaan waaxda horseed .
Dhismaha wadadaan oo ah mid Jay ah ayaa waxaa si isku tashi ah uga qayb qaatay Ganacsatada Magaalada Kismaayo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.