Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudiga Qaban-Qaabada waddo isku xiri doonto Degmooyinka Kismaayo iyo Af-madow ayaa ku baaqay in laga ada qayb qaato Dhismaha Wadada.
Waddadan la rabo in la hirgaliyo ayaa isku xiri doonta Degmooyinka Kismaayo iyo Af-madow oo qiyaastii isku jiro 120 KM waxaana ol-olaha hirgalinta waddan isku taagay dad reer Jubbaland ah ku waas oo shacabka iyo Dowladaba ka codsaday in laga wada qayb qaato hirgalinteeda.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.