Wadayaashada Gadiidka Shacabka Kismaayo oo sheegay in wadooyinka laamiga ay door wayn ka qaateen horumarka magaalada

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ka socdo dhismaha wadooyin kala duwan kuwaas oo laga dhisayo xaafado kala duwan, wadooyinka dhismaha ku socdo marka laga tago waxaa horey u dhamaaday wajigii koowaad ee dhismaha wadooyinka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here