Wadayaasha Gadiidka magaalada Kismaayo oo cabasho ka muujiyay godadka biyo mareenada Laamiyada

0
52

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadayaasha Gaadiidleyda  kala duwan ee magaalada Kismaayo ayaa cabasho ka muujinaya godadka biyo mareenada ee laga dhisay dhinacyada waddooyinka cusub ee laamiyada ah

Godadka   ayaa ah kuwa inta badan Afkooda ay furyan yiihin  waxiyna  Marar badan ay shil ku galaaan gaawarida ka shaqeesa magaalada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here