Wadayaasha Gaadiidka Taxi-yada Kismaayo oo uu saameyay sare u kaca ku yimid Qiimaha  Shidaalka

0
301

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbadalka ku yimid qiimaha lagu iibsado shidaalka suuqyada magaalada Kismaayo ayaa saameyn weyn ku yeeshay Darawalada Takaasida ka dhex shaqeeyo xaafadaha magaalada Kismaayo kuwaasi oo sheegay in ay ku dhaw yihiin in ay shaqada joojiyaan badi maadaama aysan iskeneynin qiimaha ay ku qadaan qofka iyo sare u kaca shidaalka.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here