Wadayaasha Gaadiidka Kismaayo oo ka hadlay saamaynta roobabka ku yeesheen Waddooyinka

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka maalmihii lasoo dhaafay ka da`ay ayey sameyn ku yeesheen wadooyinka qaar ee dhexmara magaalada Kismaayo, iyadoo wadooyinka muhiim ah uu roobka biya dhigay kuwa kalena daadadki roobka ay ka dhigeen dooxooyin gawaaridu aney mari karin.

Qaar kamid ah Wadayaasha Gaadiidka Kismaayo ayaa ka hadlay saamaynta roobabka ku yeesheen Waddooyinka dhexmara magaalada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here