Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa xiraga laga jaray wadada dacaytirka lagu wadaye oo ay isticmalaan dadka dagan xafaddaha midnimo iyo madiina ayaa waxaa dagan dadka dib ugu soo labtay dalka iygoo Dowladda ay halkaas dajisay.
Dib u dayactir wadooyinka ayaa qeyb ka ah horumarada kale duwan ay samaynayso Dowladda gobaledka Jubbland taas oo looga gol leeyahay qurxinta bilicada Deegaanka.
Hirgalinta wadadan ayaa waxaa iska kaashaday Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose,Wasaaradda hawlaha Guud iyo guriyaynta Jubbaland iyo maamulka Dagmada Kismaayo.