Kiwmaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa dayactir laga bilaabay Wado muhiim u ah isku socodka gadiidka iyo bulshada taas oo isku xirta degmooyinka Afmodow iyo Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.
Shaqada dayacirka ah ee ka socota degmada Afmadow ayaa waxaa kormeeray Gudoomiyaha goloaha deegaanka Afmadow ahna duqa Magaalada isagoona bulshada ugu baaqay inay ka qayb qataan dhismaha wadadaas
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.