Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caddaaladda iyo arimaha Dastuurka Dowladda goboledka Jubbaland oo kaashanaysa Ururka Xalinta Khilaafaadka Wareega ee Degmada Kismaayo ayaa wacyigelin ku saabsan xalinta khilaafaadka qoysaska iyo guryaha ka sameysay xaafadda Farjano, gaar ahaan waaxda Dalxiiska.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.