Wacyigalin ku Saabsan Biyaha Roobka fadhiista Hareeraha wadooyinka oo laga Bilaabayo Jowhar

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha ururka dhalinyarada degmada Jowhar Mowliid Maxamed oo ka hadlayay qorshayaasha ururka dhalinyaradda degmada Jowhar ee maalmaha soo socda ayaa tilmaamay inay diyaarinayaan qorshayaasha waci galinta bulshada ah ku waas oo  ku aadan ka digista waxyeelada ka dhalan karta biyaha roobabka ee  fariista Hareeraha wadooyinka Magaalada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here