Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi Qabo Inuu ku Fataho Tuulooyin Hoos yimaada magaalada Jowhar.

0
131
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili roobaadyadii ugu dambeeyay wabiga Shabeelle ee mara magaalada Jowhar waxaa uu fatahaado ka sameeyay deegaanada ku xeeran magaalada Jowhar waxaana hada oo la saadaaliyay in ay di’i doonaan roobka dayrta oo ka badan ku wii la saadaaliyay lagana cabsi qabo in uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabeelle.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here