Wabiga Shabeelle oo ku Fatahay Magaalada Baladweyne

0
293

Baladweyne(Idaacadda Waamo)Wabiga Shabeelle ayaa hadda si buuxda ugu fatahay xaafadaha magaalada beledweyne ee gobolka Hiiraan halkaas oo wariyaasheenu soo warinayaan in isku socodkii uu joogsaday oo biyuhu si xooggan u dhex marayaan magaalada.

Dadku badankood waa ka baxeen magaalada waxaase jira dad wali ku go’doonsan.Maalmihii la soo dhaafay waxaa jirtay cabsi laga qabo fatahaadda maadaama roobab xoogani da’ayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here