Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sida ay inoo xaqiijiyeen iskaashada beeraleyda Gobolka Jubbada Hoose waxaa uu wabiga Jubba fatahaado xoogan ka sameyay dhowr Habeeno ka hor dhulbeereedyo badan oo kuyaal inta u dhaxeyso Deegaanka Baarka iyo Goobweyn waxaana ay biyaha sameyn weyn u geysteen dalagyo badan oo u beerna beeraleyda deegaandaasi Maxamed cbadulaahi cadile oo ah Gudoomiyaha iskaashada Beeraleyda Gobolka Jubbada Hoose iyo Luul maxamuud sabriye oo kamid ah dadka beeraleyda Ee ay fatahaada sameeyeen ayaa Radio waamo ooga warameen Sameynta Fatahaadaha
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.