Waasarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo ka warbixisay qorshayaal cusub oo ay wado Wasaaradda

0
153

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waasarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumada Federaalka ayaa waayadii dambe waday dadaalo badan oo dhanka ciyaaraha iyo garoomada, Wasaaradd Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa wado qorshe garoomada dalka Habeenkii lagu ciyaarayo kubada cagta, si dadka ay ugu dhibaatoon qoraxda maalinkii jirto.

Hadaba waa kan Wasiirka Waasarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya  Maxamed Barre Maxamuud oo ka warbixinaya qorshayaashii ugu dambeeyey ee u yaalo Waasarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo ay kamid yihiin in garoomada dalka Habeenkii lagu ciyaarayo kubadda.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here