Waalidiinta Soomaliyeed oo loogu baaqay in ay dhalinyarada uga digaan Tahriibka

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada somaliyeed ayaa dhibatooyin badan Kala kulma safarada tahriibka iyada oo kumanaan kamida ay ku nafwayan badaha iyo saxaraha dhalinyarada ayaa ahbkuwo nolol uraadsanaya dalalka yurub iyo Ameerica

Qaar kamida dhalinyarada kunool Magalada kismaayo ayaa waalidiinta somaliyeed kugu baaqay inay lasocdaan xaladaha caruurtooda Isla markaana ay uga digaan Halista Tahriibka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here