Waalidiinta oo loogu baaqay in ay caruurta talaalaan

0
232

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka jadeecada waa xanuun bulshada Soomaliyeed aad u wada taqaano,waxaana keeno faayris asteemaheeda caadiga ah waxaa ka mid ah qandho marar badan ah qofac iyo dareero sanka ka imaada iyo indhaha oo barara iyo calamada kaloo badan

Dr Cirro oo ah agaasimaha isbitaalka Daryeel ee magaalada kismaayo ayaa walidiinta ugu baaqay in caruurtooda ay talaalaan si looga bad baadiyo xanuunno badan oo ay ka mid tahay Jadeecada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here