Waalidiinta Kunool Kismaayo oo loogu baaqay in ubadkooda u diraan Waxbarashada.

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Kismaayo Cali Kheyre oo lahadlay warbaahinta Waamo ayaa ugu baaqay waalidinta Kismaayo iyo Nawaxigeeda in ubadkooda ay u diraan goobaha Waxbarashada maadaama la fududeeyay culeyski dhaqaalaha ee ku xirna.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here