Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Qaar kamid ah Waalidiinta ku nool degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbadda Hoose oo la hadlay warbahinta ayaa ardayda Waxbaraneysa ugu baaqay inay ku dadaalaan Waxbarashada si ay u noqdaan kuwa dadkooda iyo dalkooda wax tara.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.