Waalidiinta Dhoobley oo loogu baaqay in Carruurtooda ay ku ilaaliyaan Waxbarashada

0
54
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada waa shayga ugu muhiimsan ee uu aadanuha ku anfici karo noloshiisa tan qoyskiisa iyo mida bulshada uu la noolyahay waana furaha horumarka bulsho.
Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku yaalo goobo badan oo waxbarasho islamaarkana bixiya adeegyada Waxbarashada uu deegaanka u bahan yahay.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here