Waalidiinta Degmada Dhoobley oo lagu booriyay inay ka war qabaan Waxbarashada Carruurtooda

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashadu waa aas aaska Horumarka iyo nolosha taasi oo qof kaste u baahan yahay in uu helo waxbarasho waxaana lagama maarmaan ay u tahay nolosha iyo Horumarka qof kase iyo Bulsha kasta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here